Xubnaha Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug oo la sheegay in ay katirsan yihiin Xafiiska Kheyre

Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta, waxaana guddigan la magacaabay katirsan xubno aad ugu dhaw Xukuumada Soomaaliya. Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo katirsan Xildhibaanada golaha shacabka ee laga soo doorto Galmudug ayaa sheegay in Xubnaha Guddiga ee la magacaabay ay u badan yihiin xubno ka shaqeeya Xafiiska … Continue reading Xubnaha Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug oo la sheegay in ay katirsan yihiin Xafiiska Kheyre